Friday, June 23, 2017
Authors Posts by Ismael Mukhtaar

Ismael Mukhtaar

104 POSTS 0 COMMENTS

Shirka Madasha Wasiirada Arrimaha Dastuurka Ee Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada...

Muqdisho,(SONNA):-Shirka Madasha Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo socon doona 3 maalin ayaa maanta ka furmay Muqdisho, shirkan ayaa waxaa...

Maxkamadda Ciidamada Oo Xabsiga Dhigtay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada

Muqdisho,(SONNA):-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda Ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamad oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada madaxtooyada Soomaaliya, kaas oo...

Amarkii Madaxweyne Farmaajo Kadib Jidgooyadii Sharci Darada Ee Yaalay Afgooye Oo...

Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Haggaaminayay ayaa Shalay oo Isniin aheyd Socdaal Shaqo oo dhinaca dhulka ah...

Ra’iisul Wasaaraha JFS Oo Furay Shirweynaha Ansixinta Qaab Dhismeedka Manhajka Waxbarashada...

Muqdisho,(SONNA):-Ra’iisul wasaaraha Xukuumada mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta daah-furay shirwaynaha Qaran ee Ansixinta qaab dhismeedka manhajka waxbarashada dalka oo maanta ka furmay magaalada...

Xaflad Sagootin ah Oo Magaalada Jubba Loogu Sameeyay Xulka Qaranka Soomaaaliya+Sawirro

Jubba,(SONNA):-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu sagootinayay xulka kubada cagta ee  Qaranka Soomaaliya ayaa lagu qabtay howlka shirarka ee safaarada...

War Murtiyeedka Shirka doorka Qurbajooga iyo Dowladda Cusub (Conference Communique) 29th April...

  Hague, (SONNA):-Tan iyo wixii ka danbeeyay Dagaaladdii sokeeye ee ka dhacay dalka Soomaaliya,  waxaa  lagu  qiyaasayaa dadka  Qurbajoogta  ah inay gaarayaan  1.5 Milyan  oo ruux, kuwaas oo  ku  kala  nool Qaaradaha kala gedisan ee dunida, waxa ayna dhaqaale...

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo Oo Qaabilay Qoyska Marxuum Tahliil Jimcaale

Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulan gaar ah Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya kula qaadatay Qoyska allha u naxariisto Marxuum Tahliil Jimcaale Hubbane...

Daawo Sawirro: Xukun Dil Ah Oo Lagu Fuliyay Askari Dilay Qof...

Muqdisho,(SONNA):-Abaaro 09:00 subaxnimo waxay Maxkamada Dar 1aad Ciidamada Qalabka Sida Ufariisatay Dacwad Ciqaabeedkii loo haystay Gacan ku dhiigle Ex-A/le Bol. Axmad Cabdi Maadeey 28 jir ah...

Gacan Kudhiigel Dilay Askari Jabuutiyaan Ah Oo Caawa La Toogtay

Muqdisho,(SONNA):-Guddi ku howlanaa baarista Kiis la Xiriiray Dilka Askari Katirsan Ciidamada Hiil-Walaal ee ka socda Dalka Jabuuti oo Laba Maalin ka hor lagu dilay...