Thursday, May 25, 2017
Authors Posts by Ismael Mukhtaar

Ismael Mukhtaar

90 POSTS 0 COMMENTS

Xaflad Sagootin ah Oo Magaalada Jubba Loogu Sameeyay Xulka Qaranka Soomaaaliya+Sawirro

Jubba,(SONNA):-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu sagootinayay xulka kubada cagta ee  Qaranka Soomaaliya ayaa lagu qabtay howlka shirarka ee safaarada...

War Murtiyeedka Shirka doorka Qurbajooga iyo Dowladda Cusub (Conference Communique) 29th April...

  Hague, (SONNA):-Tan iyo wixii ka danbeeyay Dagaaladdii sokeeye ee ka dhacay dalka Soomaaliya,  waxaa  lagu  qiyaasayaa dadka  Qurbajoogta  ah inay gaarayaan  1.5 Milyan  oo ruux, kuwaas oo  ku  kala  nool Qaaradaha kala gedisan ee dunida, waxa ayna dhaqaale...

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo Oo Qaabilay Qoyska Marxuum Tahliil Jimcaale

Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulan gaar ah Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya kula qaadatay Qoyska allha u naxariisto Marxuum Tahliil Jimcaale Hubbane...

Daawo Sawirro: Xukun Dil Ah Oo Lagu Fuliyay Askari Dilay Qof...

Muqdisho,(SONNA):-Abaaro 09:00 subaxnimo waxay Maxkamada Dar 1aad Ciidamada Qalabka Sida Ufariisatay Dacwad Ciqaabeedkii loo haystay Gacan ku dhiigle Ex-A/le Bol. Axmad Cabdi Maadeey 28 jir ah...

Gacan Kudhiigel Dilay Askari Jabuutiyaan Ah Oo Caawa La Toogtay

Muqdisho,(SONNA):-Guddi ku howlanaa baarista Kiis la Xiriiray Dilka Askari Katirsan Ciidamada Hiil-Walaal ee ka socda Dalka Jabuuti oo Laba Maalin ka hor lagu dilay...

Dabdamiska Dowladda Hoose Oo Damiyay Dab Caawa Ka Kacay Suuqa Bakaaraha

Muqdisho,(SONNA):-Agaasimaha Waaxda Dabdamiska Dowladda Hoose Ee Xamar Cabdirasaaq Maxamed oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA ayaa Xaqiijiyay in ay Damiyeen Dab Ka...

Dab Xoog Leh Oo Markale Ka Kacay Suuqa Bakaaraha

Muqdisho,(SONNA):-Dab Xoog leh ayaa caawa markale ka kacay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha, Gaar ahaan Suuqa loo yaqaano Suuq Khaliifa oo bil kahor sidaan oo...

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxda Maamul Gobolleedyada oo warbixino ka dhageystay Guddiga...

Muqdisho, (SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Madaxda Maamul Gobolleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur-Galbeed, , Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug, Hirshabeelle...

Sawirro Shirka Dowladda Fedaraalka Iyo Dowlad Gobaleedyada

Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa Maanta shir Guddoomiyahay kulan wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen dowladda Fedaraalka iyo hogaamiyeyaasha Dowlad...