Tuesday, September 26, 2017
Authors Posts by Ismael Mukhtaar

Ismael Mukhtaar

109 POSTS 0 COMMENTS

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke Oo Ka Hadlay Dacwadda Muranka Badda

Garoowe,(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa ka hadlay dacwada muranka badda...

Madaxweynaha oo mar kale haweenka ku taageeray helista qoondada ay ku...

Muqdisho, (Villa Somalia)---Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta daah-furay shir heer qaran ah oo haweenka Soomaaliyeed ay kaga arrinsanayaan hirgelinta...

Duqeyn Maanta Ka Dhacday Shabeellaha Hoose

Muqdisho,(SONNA):-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tooratooroow oo hoostaga degmada Qoryeeleey ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ku soo waramaya in duqeyn dhinaca cirka ah lala...

Madaxweynaha oo mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka iyo...

  ­Muqdisho, 21 September 2016 (Villa Somalia)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka doorashada...

Dhageysiga Dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya oo dib u billaabatay

Huage, (SONNA):-Dhageysiga muranka Badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee maanta dib uga billaabatay maxkamadda Caddaaladda ICJ ee magaalada Huage...

Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo ka hadashay Arrimaha Soomaaliya

New York,(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ingiriiska Theresa May oo qudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirka 71aad ee gobalaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si...

Ergada Shirka Hiiraan Iyo Sh/Dhexe Oo Ku Heshiiyay Tirada Kuraasta Baarlamaanka...

Jowhar(SONNA):-Wararka Ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa ku soo waramaya in Odayaasha Dhaqanka ee labada gobal ay ku heshiiyeen in...

Madaxweynaha: “Marxuum Goobaale waxaa uu ahaa geesi naftiisa u huray la...

Muqdisho, (Villa Somalia)--- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee marxuum S/Guuto Maxamed Rooble Jimcaale...

Soomaaliya Iyo Kenya oo Berrito isku wajahaya Hague:- Qormo Kooban

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda oo ah Waax ka tirsan Qarammada Midoobay ayaa berri oo Isniin ah billaabeysa dhegeysiga dacwad dhex-taalla Soomaaliya iyo Kenya...