Saturday, July 22, 2017
Authors Posts by Ismael Mukhtaar

Ismael Mukhtaar

104 POSTS 0 COMMENTS

DAAWO SAWIRRADA:- Muuqaalka Dhabta Ah Ee Muqdisho Kadib Howlgalladii Xasilinta Caasimadda

Muqdisho,(SONNA):-Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Sawirro muujinaya muuqaalka dhabta ah ee Muqdisho kadib howlgalladii xasilinta Caasimadda.  Sawirradaan Waxaan Kasoo Qaadnay Wadada Dheer...

Madaxweynaha oo damaanad qaaday nolosha carruurta agoonta ee Afgooye

Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa ka faalad qaaday xanaaneynta carruurta agoonta ee ku jira xarun ku taalo degmada...

Wasiir Xoosh Oo Xafiiskiisa Shir Kula Yeeshay Guddiga Madaxa Banaan Ee...

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray Guddoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Xaliima Ismaaciil Ibraahim, waxa...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Booqday Bukaanadii Ku Dhaawacmay Weerarkii Pizza House+Sawirro

  Muqdisho,(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Jamaal Xasan ayaa booqday qaar kamid ah dhaawacyadii...

Akhriso War-murtiyeed:-Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Dib-u-heshisiinta Soomaaliya

Muqdisho,(SONNAO):-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn ugu faraxsan yihiin in Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka...

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Kormeer Shaqo Ku Maray Qaar Kamid Ah...

Muqdisho,(SONNA):- Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa caawa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgalayo sida ay ku socdaan howlaha xasilinta...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Oo Soo Bandhigtay Waxqabadkeedii Ee Labadii bil Ee...

Muqdisho,(SONNA):-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay waxqabadkeedii labadii bil ee la soo dhaafay ee April iyo May, Wasiir Cabdi...

Kulan looga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa xoojinta amniga oo...

Muqdisho,(SONNA):-Kulan dadwayne oo uu soo abaabulay Maamulka Gobalka Banaadir kuna saabsan sidii Maamulka iyo shacabku isaga kaashanlahaa ka hortagga falalka Argagixisada Al-Shabaab ayaa maanta...

Faallo:- MA 3 BIL OO KELIYA?

Muqdisho,(SONNA):-Markii aan akhriyay warbixinta uu dhawaan soo saaray Wasiirka Maaliyadda Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa waxaa iga timid illin, jirkoo dhan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Faahfaahiyay Xaaladda Maxaabiista Soomaalida Ee Ku...

Muqdisho, (SONNA):- Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku howlaneyd olole lagu dalbayo in ay Dowladdu u istaagto sii deynta dhallinyaro Soomaaliyeed ee...