Saturday, July 22, 2017
Authors Posts by Abdikadir Mohamed Adde

Abdikadir Mohamed Adde

173 POSTS 0 COMMENTS

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Xalay Si ramsi ah xilkii...

Munaasabadan oo uu Xilka Kula wareegaye Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabit cabdi Maxamed ayaa waxaa kasoo qeyb galay...

Taliyihii hore ee NISA oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warqad...

Taliyihii Hore Ee Hay'adda NISA Gen Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud Ayaa Beeniyay Warqad Been Abuur ah Oo Lasoo Dhigay Baraha Bulshada, Taas oo lagu Sheegayo...

Wefdi ay Hoggaaminayso Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo gaaray Beydhabo

Muqdisho(SONN)-wefdi ay hoggaaminayso Wasiirka  Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed  oo ay kamid yihiin wafdi ka socday Dowladda Qatar oo uu hogaaminayey Sheekh...

Wasiirka Warfaafinta oo shaqo ka fariisin ku sameeyey Agaasimaha Guud &...

Muqdisho, 09 April 2017 – HE Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaqadii ka fariisiyey Agaasimaha Guud &...

Maraykanka Oo Weli Wada Dib Usoo Celinta Soomaalida Ku Nool Dalkaas

Muqdisho(SONNA)-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka maraykanka Axmed Ciise Cawad  ayaa sheegay in dowladda maraykanka  ay waddo qorshe dalkeeda ay uga musaafuriyo Soomaali gaaraysa 4’000″...

Roobab lagu diirsadey oo ka da’ay deegaanno hoos yimaada Gobolka Shabeellaha...

Muqdisho(SONNA)-Roobabkan ayaa shalay ilaa xalay  ka da’ay deegaanka koongo oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe kaas oo saameeyay  qoysaska dantayar ee deegaankaas iyo deegaannada...

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay shir-madaxeedkii IGAD ee Nairobi+Sawirro

Muqdisho(SONNA)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” ayaa khudbad ka jeediyay shir  madaxda dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD kaasoo lagu soo gabagabeey magaalada Nairobi. Madaxweyne Farmaajo...

Degmadda Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose oo Maanta laga hirgaliyey Nalalka Cadceeda

Afgooye(SONNA)-Degmadda Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose waxaa Maanta laga-hirgaliyey Solar-ka ku shaqeeya Cadceeda ee habeenkii laga faa’iideysto iftiinka uu bixinayo. Hirgalinta arrintaas waxaa  iska kaashaday Maamulka...

Culimada Soomaaliyeed Oo Baarlamanka ka Codsaday Meel Marinta Golaha wasiirada Cusub

muqdisho(SONNA)-Culumaa’udiinka Soomaaliyeed  ayaa  ka codsaday baarlamaanka federaalka Soomaaliya in ay meel mariyaan Xubnaha Golaha wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ee uu dhawaan magacaabay Ra’iisul wasaare Xasan...

Olole loogu Gurmanayo Dadka ay Abaartu saameysay oo Ka socda Norwey

Toromso (SONNA) - Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway ayaa shalay ka sameeyey guud ahaan dalkaasi Olole ballaaran oo ay ugu soo gurmanayaan...