Saturday, July 22, 2017
Authors Posts by Abdikadir Mohamed Adde

Abdikadir Mohamed Adde

173 POSTS 0 COMMENTS

Xaflad loogu dabaal dagayey 40 Sano guuraddii xoriyadda Jabuuti oo lagu...

Diblumaasiyiin Soomaali iyo boqolaal arday Soomaali ah oo ka qayb galay munaasabad lagu xusayay 40 guuradii kasoo wareegtay markii ay Jabuuti xurnimada qaadatay ayaa...

Ra’iisul wasaaraha oo xalay kormeer ku tagey qeybo kamid ah degmooyinka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad-sugidda ayaa xalay kormeer ay u kuurgalayeen...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS oo kulan wadatashi ah ku qabatay...

Garoowe (SONNA) - Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi oo ka dhacay Xarunta Cilmibaarista ee Nabadda iyo Horumarinta Puntland u...

Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo lagu wareejiyey sharciga la dagaalanka Musuqa...

Muqdisho, 14 June 2017 –Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo maanta xafiiskiisa kula kulmey Wasiir ku xigeenka Wasaarada...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya oo ka warbixiyay socdaal ay...

Muqdisho (SONNA) Wafdi uu hogaaminayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa howlo shaqo u...

Wasiirka Warfaafinta: Warbaahinta ha iska ilaaliso wararka been abuurka ah ee...

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa sheegay in xiriirka ka dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dalalka...

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Soomaaliya iyo Suudaan waa laba dal oo walaalo...

Muqdisho, 11 June 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Sudan Mudane Cumar...

Maxkamadda Ciidamada oo soo gabo gabeysay dhageysiga dacwadda raggii loo heystay...

Muqdisho (SONNA) - Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta soo gaba gabeysay dhageysiga  eeydeymihii loo heystay Dable Xoogga Axmed C/llaahi Cabdi Ceydiid iyo Seddax...

R.Wasaareyaasha Soomaaliya iyo Itoobiya oo yeeshay kulan looga hadlayey Xoojinta xiriirka...

Muqdisho, 13 June 2017 –Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Hailemariam Dessalegn. Waxay...

Daawo sawirrada dhisme London ku yaala oo gubanaya

Dab xoogan ayaa qabsaday dhisme 27 dabaq ka kooban oo ku taala galbeedka magaalada London ee dalka UK saaka aroortii hore xilliga dalkaas.  Muuqaalo argagax...