Thursday, March 30, 2017
Authors Posts by Abdikadir Mohamed Adde

Abdikadir Mohamed Adde

87 POSTS 0 COMMENTS

Hormuud Foundation oo 165 goobood oo hoos tagta Caabudwaaq gaarsiisay gargaar...

Caabudwaaq (SONNA) Xili ay ka siidarayso saameynta  abaarta waqtigan ka jirta inta badan dalkeena, taasoo dadka iyo duunyada weli ku harsan deegaanada miyiga ku...

Maamulka Gobolka Banaadir oo qabtay kulan Looga Hadlayay Amniga iyo Abaaraha

Muqdisho (SONNA) Kulan kaan oo ka dhacay Degmada kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa  looga hadlayay  Amniga Iyo Ugurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen,waxaana ka qeyb...

Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee Sweden oo taageeray Ra’iisul Wasaare Xasan...

Kulan ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee wadanka Sweden ayaa waxaa uu ku saabsanaa taageeridda Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Mudane...

Faallo : Nabadgelyada iyo Cadaaladda waa midda ay bulshadu harsato

Nabadgelyadu waa harka ugu weyn ee ay harsato Bulshada ,isla markaana ay ku raadsato adeegeeda iyo nolosha ay u baahan yihiin ,haddii aysan  heysanna...

Madaxweyne Farmaajo oo Boggaadiyey Horumarka Taliska Ciidanka Asluubta ay ka sameeyeen...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Taliyaha ugu sarreeya Ciidamadda qalabka sida Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo  ayaa maanta Booqday Xabsiga dhexe ee Xamar,isagoo...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Jowhar Dib ugu laabtay

Jowhar(SONNA)-Guddoomiyaha barlamaanka dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed ayaa maantay gaaray magaalada Jowhar ee Xarunta  maamulkaas isagoo ku baaqay in  la joojiyo  dagaal...

Ra’iisul wasaaraha oo la kulmay Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka “Sawirro”

Muqdisho(SONNA)-Kulankaan oo uu manta Ra’iisul wasaraha magacaaban ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre uu la qatay Xildhinabaanno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayuu...

Madaxweynihii Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo Iscasilay

Madaxweynihii Dowlad Gobaleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Madaxweynenimada Galmudug, Sababo la xariira xaga caafimaadkiisa. Halkaan ka Akhriso War...

Qarax ay aasayeen Al shabaab oo kula Qarxay inta u...

Jowhar(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre makaraan oo ka mid ahaa Mas,uuliyiintii goobta gaaray ayaa sheegay in Shacabka looga Baahan yahay in ay la...

Wasiirka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland oo sheegay in la xoojinayo...

garoowe(SONNA)-Wasiirka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi ayaa ka hadlay faaidada uu  u leeyahay ammniga iyo Canshuurta sharciga ay kusoo rogeen Gaadiidka. Wasiirka...