Tuesday, September 19, 2017
Authors Posts by Abdikadir Mohamed Adde

Abdikadir Mohamed Adde

236 POSTS 0 COMMENTS

Sedex qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay duleedka...

Jowhar(SONNA)-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in shil gaari oo ka dhacay Gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan deegaan  koonga oo qiyaastii u...

Xildhibaannada Golaha shacabka oo Akhrintii 1-aad marsiiyay labo Hindise sharciyeed

Muqdisho(SONNA)_Kulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaar , waxaana ajendaha kulanka uu ahaa qeybinta heshiis...

Bulshada oo loogu baaqay inay gurmad gaarsiiyaan dadka ku nool deegaannada...

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaktar oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, isla markaana xubin ka ah Baarlamanka Afrika  ayaa shir Jaraa’id oo uu maanta...

Shir looga hadlayay Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen oo lagu qabtay Jabuuti”sawirro’

Shirkani oo looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Wadanka Yeman ayaa lagu qabtay Caasimadda Dalka Jabuuti, waxaana kasoo...

Wasiir Xoosh “Waxaa naga go’an inaan la shaqeyno Guddiga Baarlamaanka iyo...

  Muqdisho(SONNA):-Waasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeelatay Guddiga Kor-joogteynta Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxabanaan ee...

R/Wasaare ku xigeenka oo soo xiray tababar ku saaabsan hababka doorashooyinka+Sawirro

Tababarkan oo ku saabsanaa hababka doorashooyinka iyo nuuca doorasho ee Somaaliya ku haboon ayaa waxaa soo xiray R/Wasarae ku ixgeenka dalka Maudane Mahdi Maxamed...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiya Cilmiga, Fanka Iyo Suugaanta...

Muqdisho, 17, September 2017— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday Xarunta Akaadeemiya Cilmiga,Dhaqanka, fanka iyo Suugaanta...

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay 17 September 2017

Mogadishu, 17 September 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa...

Caruur ku dhimatay dab ka kacay guri kuyaal Magaalada Kismaayo

Kismaayo (SONNA)-Shan carruur ah oo isku qoys ah ayaa maanta ku geeriyooday dab ka  kacay gurigooda oo ku yaal magaalada Kismaayo,  iyadoo dhacdadan ay...

Mudug: Hay’adaha Samafalka oo loogu baaqay inay gurmad gaarsiiyaan Bacaadweyne “SAWIRRO

Mudug (SONNA) Kaddib markii caqabado ka jiray mudooyinkii u danbeeyay deegaanka Bacaadweyne iyo deegaanno kale oo ka tirsan kuwa Gobalka Mudug ay sababeen in...