Monday, August 20, 2018
Authors Posts by Ali Abdulkadir Ali

Ali Abdulkadir Ali

982 POSTS 0 COMMENTS

Soomaaliya maxay uga dhigantahay ku biiritaanka Ururka Ganacsiga ee COMESA?

Soomaaliya ayaa dhawaan ku biirtay Ururka Comesa,kadib shir ay isugu yimaadeen wadamada ku midaysan ururkaasi,kaasi oo ka dhacay magaalada Losaka ee caasimadd adalka Zambia. Waxaa...

Dowladda Soomaaliya oo faah-faahisay Khasaarihii Alshabaab loogu geystay Dagaalkii Baar-Sanguuni

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa howlgal ballaaran haatan ka wada deegaanka Baar-sanguuni iyo nawaaxigiisa,iyagoo ku raad jooga maleeshiyaad...

Muranka ka taagan arrimaha Basaasnimada Ruushka uu ku sameeyey Mareykanka oo...

Iyadoo ay jiraan eedeymo ku aadan in Ruushka uu basaasay xiligii ya dhacaysay doorashada madaxtinimo ee Mareykanka ayaa Mid ka mid ah kaaliyaashii hore...

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Culimo oo si kulul uga...

Muqdisho(SONNA):--Shirwayne caalami ah oo looga hadlayey dhibaatada gudniinka gabdhaha gaar ahaan kan fircooniga ah ayaa ka socda  magaalada muqdisho,iyadoo la doonayo in laga soo...

Golaha deegaanka Minnesota oo soo saaray qaraar lagu dalbanayo joojinta colaadaha...

Muqdisho(SONNA):--Iyadoo dalka Itoobiya ay ka socdaan rabshada u dhexeeya Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ayaa Qaraar ay soo saareen Golaha Deegaanka ee Magaalda Minneapolis ee...

Warbixin: Isbedelka ku dhacay qaar kamid ah goobihii Taariikhiga ahaa ee...

Muqdisho(SONNA) Suuqa degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir wuxuu ka mid yahay suuqyada ugu caansan ee ku yaala magaalada muqdisho,waxaana degmada  Xamarweyne ku yaala goobo...

Senator Ayuub Ismaaciil oo Mareykanka kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Awdal+sawirro

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolka Awdal, kuna nool Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa maanta xaflad soo dhoweyn ah waxa ay u...

Kusimaha madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Danjiraha Qatar...

Muqdisho, 18-07-2018:  Kusimaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya...

Duulimaadkii ugu horeeyey ee Itoobiya iyo Eritrea oo bilowday

Markii ugu horeysay muddo 20 sano oo colaad u dhexeysay itoobiya iyo Eritrea ayaa Maanta waxa dib u bilaamaya isku socodkii duulimaadyada diyaaradihii u...

Kusimaha madaxweynaha ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Axmed Burhaan Maxamed...

Muqdisho, 17-07-2018: Kusimaha madaxweynaah ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Axmed Burhaan...