Saturday, September 23, 2017
Authors Posts by Ali Abdulkadir Ali

Ali Abdulkadir Ali

195 POSTS 0 COMMENTS

Wasiirka Amniga XFS” Ciidamada amniga shardi ugama dhigi karaan dadweynaha wadooyinka...

Muqdisho(SONNA) Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Ammaanka Dowladda aysan shardi uga dhigi karin Dadweynaha...

Madaxweynaha Hirshabeele oo Beledweyne kulamo kula leh qeybaha bulshada iyo maamulka

Muqdisho(SONNA) Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha cusub ee mamulka Hirshabeelle ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo ay ku...

Lacag dhan 1 milyen oo Dollar oo loogu deeqey Abaaraha Soomaaliya

Muqdisho(SONNA) Munaasabad gaar ah oo ka dhacday magaalada Newyork ee Dalka Mareykanka ayaa looga hadlaya dhibaatooyinka ka dhashey abaarihii ku dhufay Soomaaliya,iyadoo looga faa’idaysanayay hogaamiyaasha...

Khilaafka Iiraan iyo Mareykanka oo cirka isku shareeraya

Muqdisho(SONNA) Xasan Ruuxaani, Madaxweynaha Dalka Iiraan, ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka Golaha Guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ee Newyork ayaa si kulul...

Faah faahin ku saabsan kulamo dhex marey Ra’iisul Wasaare Khayre iyo...

Muqdisho(SONNA)  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre iyo wafdigiisa oo kusugan magaalada Newyork ee Mareykanka ayaa weli kulamo gooni gooni ah laleh madax...

Arady Soomaliyeed oo ka qalinjebisay Kuliyadda Injineerinka ee Jaamacadda Suudaan+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Xafladan oo ay ku qalan jibinayeen arday Soomaaliyeed oo gaareysay ilaa 30 arday ayaa waxey ka dhacday gudaha Jaamacadda Suudan kuliyadeeda injineerinka, iyagoo...

DonaldTrump”Waan baabi’inaynaa Waqooyiga Kuuriya hadii ay khatar nagu noqoto

Muqdisho(SONNA) Donald Jey Trump Madaxweynaha Mareykanka ayaa khudbadii ugu horeysey ee uu ka jeediyey golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey ku sheegey in caalamka...

Wasiirka Amniga XFS”Waxaa la dhisayaa 32 kun oo Booliska isku dhaf...

Muqdisho(SONNA) Shirkani  oo socon doono muddo sedax maalmood ah ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka furey Wasiirka Aminga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  iyo Taliyaha Ciidanka Booliska...

Madaxweyne Trump oo khudbadiisa ugu horeysay ka jeedinaya shirka Golaha Guud...

Muqdisho(SONNA) Donald Trump  Madaxweynaha Mareykanka ayaa lagu wadaa inuu maanta ka jeediyo khudbadiisii ugu horreysay shirka sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Mas’uuliyiin...

Shirkii Baarlamaanada IGAD oo Suudaan ku soo gaba gaboobey

Muqdisho(SONNA) Magaalada Khartuum ee xarunta Dalka Suudaan waxaa lagu soo gabagabeeyay shir socday muddo seddax maalmood ah,kaasi oo ay isugu yimaadeen Guddoonada Baarlamaanadda ku...