Saturday, September 23, 2017
Authors Posts by Ali Abdulkadir Ali

Ali Abdulkadir Ali

195 POSTS 0 COMMENTS

R/Wasaare Khayre oo Eng. Saadiq C/llaahi Cabddi u magacaabay Wasiirka Howlaha...

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabey Mudane Eng. Saadiq C/llaahi Cabddi Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u...

Shir ku saabsan qorshaha Amniga Qaranka ee 2020 oo Muqdisho ka...

Muqdisho(SONNA) Shirkani wadayashiga ah oo looga hadlayay sameynta qorshaha Amniga Qaranka ee 2020 ayaa maanta oo Talaado ah ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimadda...

Madaxweynaha Mareykanka” Ciidamadeena way si joogi doonaan Afganistaan

Muqdisho(SONNA) Donald J.Trump Madaxweynaha dalka Maraykanka oo jeediyay khudbad dheer ayaa sheegay in degdeg u soo saaridda ciidanka dalkiisa ee ku sugan Afghanistan ay...

Dacwad la xariirta Caruur Soomaaliyeed oo la qaatay oo lagu soo...

Muqdisho(SONNA) Dalka Norway ayaa waxaa lagu soo gebagebeeyey dacwad u dhexeysa Dowladda Norway iyo muwaadin Soomaaliyeed oo Dowladda dalkaasi ay ka qaadatay caruur uu...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Masar

Muqdisho(SONNA) Munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Max’ed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay ka dhacday xarunta Jaamacadda...

R/wasaaraha XFS oo kormeeray furitaanka Imtixaan laga qaadayay Arday cusub

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kahyre ayaa kormeeray furitaanka imtixaan laga qaadayo qaar kamid ah ardayda dugsiyada sare ka soo...

Labo markab oo shil ku galay Dekedda Berbera xili 1 milyen...

Muqdisho(SONNA) Mas’uuliyiinta Soomaaliland ayaa sheegay in ay isku dhaceen laba Markab oo ku xirnaa Dekedda magaalada Berbera ee Maamulkaasi. Shilkani oo dhacay habeenimadii xalay,ayaa warku intaa...

Argagixisada Daacish oo dhul ballaaran looga qabsaday magaalada Tal Cafar ee...

Muqdisho(SONNA) Howlgal military oo ka dhan ah argagixisada Daacish ayaa ka bilowday magaalada Tal Cafar ee dalka Ciraaq, kadib markii ra’iisul wasaaraha dalkaasi uu...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo daahfuray waaxda tayo dhowrka badeecooyinka+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Daahfurka waaxda taya dhowrka badeeyooyinka Puntland waxaa ka soo qayb galay Madaxwayen ku xigeenak Puntland Eng.C/xakiin C/llaahi  Cumar Camey,Guddoomiye ku xigeenka Golaha wakiilada...

Madaxweyne Farmaajo oo siweyn loogu soo dhaweeyey Masar

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta oo Axad ah gaaray dalka Masar, waxaana garoonka diyaaraha ee magaalada Qaahira ku...