Monday, November 20, 2017
Authors Posts by Ali Abdulkadir Ali

Ali Abdulkadir Ali

392 POSTS 0 COMMENTS

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay

Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay 10 – 15 November 2017. Wasiirka ayaa...

Madaxweyne Roberta Mogaabe oo ka soo horjeestay baaqa iscasilaadda

Zimbabwe(SONNA) Waxaa sii kordhaya jahwareerka siyaasadeed ee kataagan dalka Zimbabwe,iyadoo Madaxwayne Robert Mugabe uu wacad ku maray in uu awoodda sii hayn doono dhowr...

Madaxweynaha JFS oo siweyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Abu-Dubai+Sawiro

Abu-Dubai(SONNA) Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Abu-Dibai ee Caasimadda halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Sida...

Madxweyne Mogabe oo xilkii hoggaaminta Xisbiga Zanu PF laga qaaday

Zimbabwe(SONNA) Kadib kulan ballaaran oo ka dhacay magaalada Haraare ee xaryunta Dalka Zimbabwe,ayaa Xisbiga maamula dalka Zimbabwe ee Zanu-PF xilka hoggaaminta xisbiga ka qaaday...

Qaahiro oo shir uga furmay Wasiirada Arrimaha dibadda Carabta

Wasiirada arrimaha dibadda wadamada Carabta ayaa isugu yimid shir deg deg ah oo ay ku baaqdey Dowladda Sucuudi Carabiya,balse Wasiirka arrimaha dibadda ee Liibiya...

Madaxweyne Waare oo wada qorshe uu ku soo dhisayo Golihiisa Wasiirada

Jowhar(SONNA) Ilo wareedyo ay heleyso Wakaaladda SONNA ayaa sheegaya in weli Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle ay ka socdaan  kulamo kala duwan oo looga...

Sarkaalka ugu sareeya maamulka Nuclearka ee Mareykanka oo diiday in la...

Washington(SONNA) Sarkaalka ugu sareeya ee taliska Militariga Mareykanka ee maamula Hubka Niyuukleerka  ayaa markiiugu horeysay kahadlay arrimaha amniga iyo suuro galnimada dagaal Nuclear ah...

Madaxweyne Gaas oo heshiis la saxiixday Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Puntland(SONNA)Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ayaa shalay si wada jira shir...

Kismaayo oo ka furmay shirweyne loogu diyaar garoobayo tartanka ciyaaraah Gobolada”Sawirro”

Kismaayo(SONNA) Madaxweyne kuxigeenka koowaad dowlad goboleedka jubbaland  maxamud sayid aadan ayaa daahfuray shirweyne looga hadlayay u diyaar garowga tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee dowlad...

Tahriibayaal ku dhintay Xeebaha Dalka Liibiya

Liibiya(SONNA) Qul qulka tahriibayaasha ka socoda Qaaradda Africa ayaa weli ka taagan Badda Meditraniamka ee isku xirta Qaaradaha Africa iyo Yurub,halkaasi oo dhibaato xoogan...