Friday, December 15, 2017
Authors Posts by admin

admin

618 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha oo xaflad sagootin ah u sameeyay todobaadka xorriyadda+Sawirro

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Caawa Xaflad Casho Sharaf ah oo lagu Sagootinayay Todobaadka Xorriyadda Soomaaliya u Sameeyay Masuuliyiin ka tirsan Labada Gole ee Dowladda, Maamulka...

Afar qofood oo ku geeriyootay madaafiic xalay ku dhacday xaafado ka...

Afar qofood ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 20 kalena wey ku dhaawacantay madaafiic xalay lagu garaacay xaafado ka mid ah magaalada Baydhabo. Madaafiicda oo la...

Arday Soomaaliyeed oo Istambuul ku qabatay xafladda xuska 1-da Lulyo+Sawirro

Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga ku nool ayaa habeennimadii xalay  magaalada Istanbul ku dhigay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka...

Tartamayaasha degmada Yaaqshiid oo caawa u soo gudbay wareegga kama dambeysta...

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, uuna taaba gelineyo sanadkii...

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo u hambalyeeya shacabka Soomaliyeed

Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika wuxuu sheegay in dabbaaldegga todobaadka xorriyadda ee sannadkaan uu dadweynaha Soomaaliyeed uga dhigan yahay mid ay ku...

Allaha u naxariistee Sheekh Cumar Yare oo caawa lagu dilay Muqdisho

Kooxo Bistoolado ku hubeysnaa ayaa caawa fiidkii degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen Allaha u naxariistee Sheekh Cumar Xuseen Xasan...

Mareykanka oo IGAD siinaya $17 milyan

Danjire Maxbuub Macalim, oo ah Xoghayaha  Ururka IGAD u qaabilsan,fulinta iyo horumarinta Dowladaha Bariga Afrika iyo Agaasimaha Waakaaladda horumarinta Mareykanka ee isla Bariga  Afrika...

Akhriso: Khudbaddii madaxweynaha J. F. S. uu ka jeediyay munaasabadda 1-da...

Muqdisho, Asalaamu Caleykum wa Raxmatullahi wa Barakaatuhu. Walaalaha Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah waxaan leeyahay Ramadaan Kariim. Fadliga bisha Ramadaan, oo aan ku jirno 10 – kii...

Daawo Sawirrada: Xuska munaasabadda 1-da Lulyo oo lagu qabtay Cadaado

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasiamay islamarkaan lagu xusayay 56 sanad guuradii ka soo wareegatay markii ay Soomaliya xornimada qaadatay  oo ku...

Dowladda Maraykanka oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan dalka Kenya

Dowlada Maraykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan dalka Kenya oo ay sheegtay  inay ka dhici karaan  weeraro argagixiso. Waaxda arrimaha dibedda ee Maraykanka...