Friday, December 15, 2017
Authors Posts by admin

admin

618 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha JFS oo kormeer ku tagay Xeryaha Ciidamada Xoogga ay ku...

Kismaayo(SONNA):--Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay xeryaha ciidammada Xoogga dalka ay ku leeyihiin duleedka magaalada Kismaayo. Madaxweynaha, kormeerkiisu waxa uu...

Mudane Carteh “Xilka la ii doortay waxaan kor ugu qaadi doonaa...

Muqdisho(SONNA):--Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta ku guuleystay kursiga 1aad ee Xildhibaanada Somaliland isaga oo helay 47 cod. Mudane...

Tababar Muhiim ah oo La Siiyay Shaqaalaha Dowladdaha Hoose

Muqdisho(SONNA), December 2, 2016 – In ka badan 27 xubnood ayaa kasoo qeyb galay tababar socday afar cisho oo looga gol-lahaa sidii kor loogu...

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke oo kulan la qaatay Xildhibaanada laga soo doortay...

Kismaayo (SONNA):--Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo maanta kulan kula qaatay magaalada Kismaayo Xildhibaannada labada Aqal ee laga soo doortay...

Xuska dhalashada Nabigeenna Muxamed N.N.K.H oo lagu qabtay Nairobi

Nairobi(SONNA):-- Munaasabad lagu maamusayay xuska dhalashada Nabigeena Muxamad N.N.K.H ayaa maanta lagu qabtay magaalada Nairobi, waxaana munaasabadda ka qeybgalay guddoomiyaha guud ee culumaa’udiinka Ahlu...

Maamulka Baarlamaanka Federaalka Oo Shaaciyey Xiliga Ay Bilaabanayaan Shaqooyinka Xildhibaannada Lasoo...

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu horeyn shaaciyey in Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee lasoo...

Xildhibaano kale oo Maanta lagu doortay Magaalada Cadaado

Cadaado(SONNA):--Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa maanta lagu doortay labo(2) mudane oo kala ah: 1-Axmed...

Xildhibaano Cusub oo Maanta lagu doortay Magaalada Jowhar

Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Jowhar ee magaalada madax Dowlad Gobolleedka ee Hirshabeelle ayaa maanta lagu doortay Labo (2) mudane oo kala ah:- 1-Aamino...

Ciidamada Nabadsugidda oo gacanta ku dhigay walxaha qarxa

Baladweyn(SONNA):--Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaliyeed ayaa gacanta ku soo dhigay  miinooyin  kooxda Alshabaab ay ku uruursanayeen deegaanka Ceel-gaal ee hoos miyaada Magaalada Beledweyn. Saraakiisha...

Horjooge ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay G/shabeelaha Hoose

Qoryooley(SONNA)Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed gaar ahaan Ciidanka Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Deegaan ka tirsan degmadda Qoryooley ee Gobolka...