Wednesday, January 18, 2017
Authors Posts by admin

admin

401 POSTS 0 COMMENTS

Daawo Sawirrada: Taliyaha ciidanka Booliiska oo dalka Uganda tababar ugu soo...

Kambala,(SONNA):-Saraakiil Katirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed oo uu tababar ciidan muddo hal sano ah uga socda dalka Ugandha ayaa maanta loo soo gabagabeeyay. Xafladda xiritaanka tababarka...

Hogamiyiha Boko Haram oo dhaawac halis ah la gaarsiyay

Abuja(SONNA)- Meleteriga dalka Nigeria, ayaa maanta shaaciyay in Hogaamiyiha Kooxda xagjirka ah ee Boko Haram Abubakar Shekau Duqeyn Cirka ah lagu gaarsiyay Dhaawac halis...

8 jir Soomaali ah oo lagu dilay dalka Sweden+Sawirro

Gothenburg (SONNA)  8 sano jir Soomaali ah ayaa ku dhintay weerar ka dhacay Magaalada Gothenburg ee Caasimada labaad ee dalka Sweden. Weerarkaasi ayaa waxaa uu...

Geedkii ugu Cimri dheeraa Yurub oo la helay

Giriig-(SONNA)- Culimada ku takhasustay Cilmiga Jiyoolijiyada ee ka socotay wadamada la isku yiraahdo iskandanevia, ayaa Waqooyiga dalka Giriiga ka soo saaray Geed Cimrigiisu lagu...

Madaxweynaha J F Soomaaliya oo la kulmay dhaxal sugaha Imaaradda Abu...

Muqdisho(SONNA)--Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wadanka isutagga iImaaraadka Carabta kula kulmay dhaxal sugaha imaaradda Abu Dhabi Sheekh Maxamed Bin Sayid...

Maleeshiyaad Shabaab ah oo lagu dilay Gobalka Baay

Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqancelinta Maleeshiyaadka ee maamulka Koofur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed oo la hadlay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa...

Madaxweynaha Mamulka Jubbaland oo qado sharaf u sameeyey Xulka kubadda cagta...

Kismaayo(SONNA)-Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam waxaa uu Maanta  qado sharaf u sameeyay Ciyaartooyda Xulka Jubbaland ee ka qayb galay Ciyaarahii Dowlad Goboleedyada ee...

Guddoomiyaha cusub ee Dharkenley oo xilka la wareegay

Muqdisho(SONNA)-Guddoomiye Ku xigeenka koowaad  ahna ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda ee mamulka gobolka Banaadir Mudane Ismaacil Macalin Cabdi Guure, Xildhiban Xasan Macalin, saraakil ciidan...

Ciidamada Amaanka oo la wareegay deegaano hor leh

Baay(SONNA)-Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed oo garab ka helaya kuwa xukuumadda Soomaaliya ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanka Buulo-xaawo oo ku taala inta u dhaxeysa Bardaale...

Wakiilka QM oo Kismaayo kula kulmay madaxweynaha Maamulka Jubbaland

Kismaayo(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbalanad iyo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa saaka si wadajir ah saxaafada ugula...