TOOS U DAAWO:- Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Go’aankii Golaha Shacabka...

TOOS U DAAWO:- Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Go’aankii Golaha Shacabka Ee DP World

707
0
SHARE

Muqdisho (SONNA) Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan kala socon kartaan barnaamij gaar ah oo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Toos uga baxaya kaasi oo la xiriira go’aankii Golaha Shacabka ee maanta ay ku ansixiyeen xeerka badqabka iyo midnimada Soomaaliya.

BARNAAMIJ GAAR AH GO'AANKII GOLAHA SHACABKA. MARTIDA GUDDOOMIYE KU XIGEENKA 2AAD EE GOLAHA SHACABKA MAHAD CAWAD IYO SHEEKH CALI WAJIIS

BARNAAMIJ GAAR AH GO'AANKII GOLAHA SHACABKA. MARTIDA GUDDOOMIYE KU XIGEENKA 2AAD EE GOLAHA SHACABKA MAHAD CAWAD IYO SHEEKH CALI WAJIIS

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on 12 Maarso 2018

LEAVE A REPLY