Diyaarad rakaab ah oo ku burburtay caasimadda dalka Nepal

Diyaarad rakaab ah oo ku burburtay caasimadda dalka Nepal

414
0
SHARE

(SONNA)…Diyaarad ayaa ku burburtay garoonka caalamiga ah ee Tribhuvan  ee magaalada Kathmandu oo ah  caasimadda dalka Nepal’s ,sida ay ku warameen saraakiil ka tirsan maamulka dalkaasi.

Warar hor-dhac ah ayaa sheegay in shilkaasi diyaaradeed laga badbaadiyay 17-ruux,halka shaqaalaha gurmadka ay soo uruuriyeen meydad badan oo gubtay

Diyaaraddaasi oo laga lahaa dalka Bangaladesh,waxa ay dhacday ama uu burbur soo gaaray xilli ay dooneysay in ay soo caga dhigato garoonka diyaaradaha ee caasimadda dalka Nepal.

71-qof oo rakaab ah ayaa saarnaa diyaaraddaasi iyo shaqaale kale

LEAVE A REPLY