Wasaaradda Qorsheynta oo maanta furtay shirka sahanka caafimaadka iyo macluumaadka Dadka

Wasaaradda Qorsheynta oo maanta furtay shirka sahanka caafimaadka iyo macluumaadka Dadka

593
0
SHARE

Muqdisho(SONNA)–Sahanka Caafiimadka dalka iyo macluumaadka dadka Soomaaliyeed ayay Wasaaradda Qarsheynta dowladda Federaalka agaasinkeeda Xogaha Qaranka maanta ku qabtay magaalada Muqdisho.

Shirkaasi oo ay ka qeybgaleen Masuulayiin ka socota Wasaaradaha Dowladda Federaalka iyo Hey’adaha hoos yimaada dowlada, waxaana goob joog ka ah Madax sare ee ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta dowladda federaalka.

Agaasinka Xogaha Qaranka (Statitics) ayaa soo bandhigay xogta ku aadan caafimaadka dalka iyo xogagaha laga hayo.

Shirkan inta uu socda ayaa sidoo kale waxaa lagu soo bandhigi doona macluumaad la xarira dadka Somaaliyeed, waxaana ugu dambeyntii laga doodi doonaa arrimo la xariira sahankii ugu dambeeyay xogta Caafimaadka dalka.

LEAVE A REPLY