Boqorka Sucudiga oo sheegay in la kordhiyo Mushaarka shaqaalaha dowladd Sacuudiga

Boqorka Sucudiga oo sheegay in la kordhiyo Mushaarka shaqaalaha dowladd Sacuudiga

420
0
SHARE

Muqdisho(SONNA):–BoqorKa Dalka Sucudi Carabiya boqor Salmaan Bin Cabdalla, ayaa amar ku bixiyay in mushaharka shaqaalaha dowlada lagu kordhiyo sanadka soo scocda bil kasta in ka badan 260 doolar.

BoqorKa Dalka Sucudi Carabiya boqor Salmaan Bin Cabdalla, Talaabadan uu qaaday ayaa lagu caawinayaa shaqaalaha ay ku adkaatay maciishada caadiga ah, taasi oo ka dhalatay sare u kaca qiimaha shidaalka iyo kordhinta canshuuraha.

Musharka shaqaalaha Ujeedada loo kordhiyey ayaa looga gon leeyahay in lagu kabo sixir bararka ku yimi muceeshada daruuriga ah ee Dalka sucuudiga.

LEAVE A REPLY