Kuuriyada Woqooyi oo dib u furtay  khadka Isgaarsiinta ee kala dhexeeya K/Korea

Kuuriyada Woqooyi oo dib u furtay  khadka Isgaarsiinta ee kala dhexeeya K/Korea

529
0
SHARE

W/Kuuriya ,ayaa dib u furtay isgaarsiinta tooska ah ee kala dhexeysa K/Kuuriya,kadib muddo laba sano ah oo lagu hakiyay amar uu bixiyay Kim Jong-un.

Saraakiil ka tirsan K/Kuuriya ayaa xaqiijiyay in ay heleen fariin  wicitaan ah oo ka timid W/Kuuriya maantaa oo Arbaca ah.

Hogaamiyal ka tirsan W/Kuuriya ayaa goor sii horeysay shaaciyay in uu furmay wadahadal u dhexeeya iyaga iyo K/Kuuriya,si loo soo diro koox ciyaartooy ah oo ka qeyb qaata ciyaaraha bisha soo socota ka furmaya dalka K/Kuuriya.

Labada dal ma eysan yeelan wadahadallo heer sare ah tan iyo sanadkii 2015-kii

BBC English

LEAVE A REPLY