Diyaarad ku burburtay Dalka Tansaaniya

Diyaarad ku burburtay Dalka Tansaaniya

408
0
SHARE

Dare salaam-(SONNA)-11 Qof ayaa ku geeriyootay Diyaarad rakaab ah oo ku burburtay degaanka Empakaai, ee  gudaha Dalka Tansaaniya.

Agaasimaha maamulka duullimaadyada xeebaha Dalka Tansaaniya,Julian Edmunds,ayaa sheegay in Dadka dhintay ay kala ahaayeen Toban Rakaab ah iyo Duuliyihii diyaaradda,taas oo kusii jeedday degaanka Serengeti, ee isla Dalkaasi.

Lama sheegin sababta ka dambeysay burburka diyaaraddan, balse waxaa soconaya baaritaanno la xiriira shilkaasi.

Xigasho:Daily Nation

LEAVE A REPLY