ISIS oo bartilmaameedsaneyso Neymar

ISIS oo bartilmaameedsaneyso Neymar

2559
0
SHARE

Muqdisho(SONNA):–Weeraryahanka kooxda PSG Neymar, ayaa ka mid noqday dadka ay doonneyso kooxda xagjirka ah ee Daacish.

Waxaa barraha bulshadda si weyn u qabsaday sawirr ay kooxda Daacish ka sameysay labbo xiddig kuwaas oo kala ah Neymar iyo Messi.

Muqaalka sawirrka ayaa u muuqanayay Messi oo la dilay iyo Neymar oo markaas la dilayo.

War koobban oo lagu qoray twitter-ka kooxda ayaa lagu sheegay in xiddigahaan lagu bartilmaameedsan doonno koobka adduunka ee sannadka dambe lagu qabban doonno dalka Ruush-ka.

Wax war ah kama soo bixin ciyaartooyda loo hanjabay.

LEAVE A REPLY