Gareth Bale oo ka dhaawacmay qarankiisa Wales

Gareth Bale oo ka dhaawacmay qarankiisa Wales

394
0
SHARE

Cardiff (SONNA):- Waxaa la xaqiijiyay ciyaartooyga Wales inuu dheelli doonnin kullamada qarankiisa uu la ballansan yahay Georgia iyo Republic of Ireland ee isreebreebka koobka adduunka.

Sida uu warinayo Sky Sports News, Bale ayaa qabbo dhaawac dhanka canqowga ah, macallin Chris Coleman ayaa rumeysan inuu lumiyay laacib weyn cayaaraha kusoo socdo.

Bale, ayaa sannadihii dambe ahaa hoggaamiyaha Wales.

LEAVE A REPLY