Neymar oo gaaray seddex boqol oo gool

Neymar oo gaaray seddex boqol oo gool

395
0
SHARE

Paris (SONNA):- Xiddiga dunida ugu qaalisan ee Neymar ayaa gaaray seddex boqol oo gool kullamadda uu ciyaaray kooxaha iyo qarankiisa.

Laacibka ayaa Santos waxa uu u dhalliyay 136 gool, xulka Brazil ayaa u ansixiyay 52 gool, kooxda laga soo iibsaday ee Barcelona ayuu shabbaqa u dhiggay 105 gool, naadiga uu dhawaan ku biiray ee Paris ayuu u dhalliyay 7 gool.

Neymar, ayaa noqday shaqsiga ugu qaalisan kubbadda cagta kaddib markii ay kooxda PSG kusoo iibsatay 200 milyan oo bound.

LEAVE A REPLY