Gunners oo weli ka quusan Lemar iyo Van Dijk

Gunners oo weli ka quusan Lemar iyo Van Dijk

293
0
SHARE

London: (SONNA):- Tababaraha kooxda Arsenal Arsena Wenger, ayaa dadaal ku bixinayo siddii ay naadigiisa kusoo qaadan laheyd Virgil Van Dijk iyo Thomas Lemar.

Daafaca Van Dijk, ayaa horay ugu sheegay kooxdiisa Southampton inuu ka tagayo, waxanna la ogeyn xiddiga Monaco ee Lemar go’aanka uu qaadan doonno, sidaasi waxaa qoray wargeyska The Sun.

Waxaa la rumeysan yahay Arsenal inay lumin doonto xiddigaha Gabriel iyo Shkodran Mustafi oo ka ciyaaro qeybta daafaca.

 

LEAVE A REPLY