Barcelona oo ku dhawaaqi doonto saxiixa Ousmane Dembele

Barcelona oo ku dhawaaqi doonto saxiixa Ousmane Dembele

526
0
SHARE

Barcelona: (SONNA):- Kooxda Barcelona, ayaa ku dhawaaqi doonto 24-ka saac ee soo socota saxiixa xiddiga Ousmane Dembele, oo ka tirsan kooxda Borussia Dortmund.

Weeraryahanka dhallinyaradda ee reer Faransa, ayaa la rumeysan yahay inuu beddel u noqon doonno Neymar oo horay uga tagay garoonka Camp Nou, isagoo ugu dambeyn ka mid noqday Paris.

Sida uu baahiyay BeIN Sports AR, Catalan ayaa kusoo dhammeyn doonto heshiiska 20-sanno jirka lacag dhan 110 milyan oo bound.

Barcelona, ayaa u muuqato koox ku guuldarreysatay helitaanka Philippe Coutinho oo ka tirsan Liverpool.

 

LEAVE A REPLY