AS Monaco oo aqoonsatay beddelka Mbappe

AS Monaco oo aqoonsatay beddelka Mbappe

289
0
SHARE

Monaco (SONNA):- Weeraryahanka kooxda Torino Andrea Belotti, ayey kooxda Monaco u aqoosatay beddelka xiddiga Kylian Mbappe, oo ay ku wajahan PSG.

Waxaa la rumeysan yahay Mbappe inuu lacago badan ugu wareeggi doonno naadiga PSG, ee ka dhisan Faransiiska.

Gazzetta dello Sport, ayaa baahisay Monaco inay qaadan doonto laacibka reer Talyaani ee Belotti.

Andrea Belotti, ayaa lala xiriiranayay kooxo waa weeyn oo ka dhisan qaarrada Yurub, waxanna uu dhalliyay xagaagan 28 gool, Manchester United, Chelsea iyo Milan ayaa aad loola xiriirinayaa.

 

LEAVE A REPLY