Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo sheegay in ay heleen Deeqo Waxbarasho

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo sheegay in ay heleen Deeqo Waxbarasho

1051
0
SHARE

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay heleen Minxooyin Faro badan.

Wasiirka ayaa sheegay in Minxooyin Badan ay ka heleen Dalka aan Walaalaha nahay ee Suudaan waxaana uu sheegay in ay Si wanaagsan oo cadaalad ah ay u bixin doonaan.

Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in wasaaraddu ay heyso Minxooyin waxbarasho oo dowladda Ethiopia ay ugu deeqday Soomaaliya, taasi oo uu sheegay in looga faaiideyn doono ardayda Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa sidoo kale shaaciyey in ay sugayaan Deeqo Waxbarasho oo kale oo leh heerar kala duwan.

LEAVE A REPLY