Ra’iisul wasaare Kheyre”Waxaa gobolka Banaadir laga shaqaaleysiinayaa 1000-kun dhalinyaro ah

Ra’iisul wasaare Kheyre”Waxaa gobolka Banaadir laga shaqaaleysiinayaa 1000-kun dhalinyaro ah

643
0
SHARE

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay maamulka gobolka Banaadir in ay shaqaaleysiiyaan ku dhawaad 1000 qof oo ka mid ah dhalinyaradda Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu sheegay in maanta Xafiiskiisa ay kasoo bixin doono Warqad lagu Amraayo gudoomiye Taabid in uu qabto Shaqadaasi.

Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ay ku bixin doonto shaqaaleysiinta dhalinyaradda Soomaaliyeed meelwalba oo ay jooggaan.

Xasan Cali Kheyre ayaa  tilmaamay in sidoo kale dowlad goboleedyadda lagu Amri doono in ay shaqaaleysiiyaan dhalinyaradda Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY