DHAGEYSO: Guddoomiye Jawaari oo faah faahin ka bixiyay ujeedada safarkiisa...

DHAGEYSO: Guddoomiye Jawaari oo faah faahin ka bixiyay ujeedada safarkiisa Koonfur Afrika

351
0
SHARE

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta u amba baxay dalka Koonfur Africa halkaasi oo uga qeybgalayo shirka guddoomiyaasha Baarlamaanada Africa.

Dhageyso Mudane Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari oo faah faahin ka bixiyay ujeedada safarkiisa.

LEAVE A REPLY