Dhageyso: Meydka wiil badda ay soo tuftay oo laga helay xeebaha Muqdisho

Dhageyso: Meydka wiil badda ay soo tuftay oo laga helay xeebaha Muqdisho

273
0
SHARE

Taliye ku xigeenka Saldhiga degmada Kaaraan Xuseen Badmaceeye ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in ay heleen meydka wiil dhalinyaro ah oo sida uu sheegay ay soo tuftay badda.

Taliyaha ayaa sheegay in wiilka meydka ah da’ ahaan lagu qiyaasay 20-sano jir islamarkaana baddu ay kasoo tuftay nawaaxiga Kawaan Bari ee magaalada Muqdisho.

Waxa uu intaasi ku daray in si fiican aan loo aqoonsan karin meydka.

Dhageyso Codka Taliyaha

LEAVE A REPLY