Kelechi Iheanacho oo caafimaadka u maray Leicester City

Kelechi Iheanacho oo caafimaadka u maray Leicester City

346
0
SHARE

London (SONNA):- Weeraryahankii Manchester City Kelechi Iheanacho, ayaa lasoo warinayaa inuu caafimaadka u maray kooxda Leicester City, waxanna uu garoonka King Power ku tagayaa adduun dhan 25 milyan oo bound.

20-sanno jirkaan ayaa booskiisa uu shaki galay kaddib markii uu Gabriel Jesus uu yimid naadiga City bishii January, sidoo kale macallin Guardiola ayaa ku wargeliyay xiddigan inuu koox raadsado.

Iheanacho, ayaa dhalliyay 21 gool, isagoo City kasoo muuqday 64 kullan.

LEAVE A REPLY