NATIIJO: Waxool oo ka badisay Barriga dhexe

NATIIJO: Waxool oo ka badisay Barriga dhexe

502
0
SHARE

Muqdisho, (SONNA):-  Kullankan oo ka tirsanaa horyaalka kubadda cagta Soomaaliya, ayaa ka dhacay garoonka Banaadir, waxanna labbada dhinac ay soo bandhiggeen kubadd wanaagsan.

Kooxda Waxool ayaa ku badisay 2-0, iyadoo uu goollasha u bilaabay xiddiga Saadaq oo lambarka 10-aad u xerto kooxdaasi, ciyaarta ayaa xilligii loogu talagalay waxa ay ku dhammaatay sidaasi.

Barriga dhexe, ayaa ka dhisan degmada Afgooye, halka Waxool ay ka dhisan tahay magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY