DEG DEG: Messi oo qandaraas cusub u saxiixay Barcelona

DEG DEG: Messi oo qandaraas cusub u saxiixay Barcelona

676
0
SHARE

Barcelona, (SONNA):- Sida goor dhaw lagu shaaciyay bogga Twitter-ka ee naadiga Barcelona, laacibka kooxdaasi Lionel Messi, ayaa saxiixay heshiis cusub uu kula sii joogayo kooxdaasi ilaa iyo 2021.

Warka waxa uu intaa ku darayaa in xiddigan uu toddobaadkii qaadan doonno adduun dhan 500-kun oo ginni, heshiiska uu saxiixay ee afarta sanno ah waxaa lagu burburin karaa 264 milyan oo ginni.

Messi, ayaa lala xiriirinayay kooxda Manchester City ee ka dhisan horyaalka Ingiriiska, kaddib heshiiskan cusub waxaa meesha ka baxay qorshihii doonista naadiga macallin Pep.

 

LEAVE A REPLY