DAAWO SAWIRRADA:- Muuqaalka Dhabta Ah Ee Muqdisho Kadib Howlgalladii Xasilinta Caasimadda

DAAWO SAWIRRADA:- Muuqaalka Dhabta Ah Ee Muqdisho Kadib Howlgalladii Xasilinta Caasimadda

4310
0
SHARE

Muqdisho,(SONNA):-Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Sawirro muujinaya muuqaalka dhabta ah ee Muqdisho kadib howlgalladii xasilinta Caasimadda.

 Sawirradaan Waxaan Kasoo Qaadnay Wadada Dheer Wadnaha, iyo Qeybo Kamid ah Wadada Maka Almukarama, inagoo socod ku marnay laga Billaabo Fagaaraha Terabuunka illaa aan ka gaarnay Isgoyska Jardiinka.

Mahad Celin Gaar Ah:- Ismaaciil Muqtaar Cumar (Orange)

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan (Maaskaro)

LEAVE A REPLY