Daawo Video: Madaxweyne Farmaajo oo xafiiskiisa suray sawirka madaxweynihii ugu horreeyay ee...

Daawo Video: Madaxweyne Farmaajo oo xafiiskiisa suray sawirka madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya Aadan Cadde

896
0
SHARE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed C/llaahi “Farmaajo” ayaa xafiiskiisa suray sawirka madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya Aadan Cabdulle Cismaan “Aadan Cadde”sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay sababta uu u doortay arrintaasi.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Aadan Cadde uu yahay Madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya, oo ku yimid hab Dimoqraadiyad ah, dimoqraadiyadna uga tagay xilli dalalka Afrikaanka aysan fahamsaneyn hannaanka Dimuquraadiyadda.

LEAVE A REPLY