Daawo Sawirrada:-Guddoomimiye ku-xigeenada Cusub ee G/Banaadir oo Xilalka lawareegay

Daawo Sawirrada:-Guddoomimiye ku-xigeenada Cusub ee G/Banaadir oo Xilalka lawareegay

1172
0
SHARE

Muqdisho(SONNA):–Waxa Maanta oo Talaado ah oo ay Taariikhdu tahay 25/04/2017 Xilalkii laka la wareegay G/kuxigeenadii hore ee Maamulka G/banaadir iyo Giddoomiye ku xigeenada cusub ee Gobalka, waxaa sidoo kale Xilkii isku wareejiyay Xog hayihii hore ee Maamulka Gobalka Banadir iyo Xog hayaha Guud ee Cusub.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Max’ed ayaa Xil wareejinta kadib kulan laqaatay Gudduumiya ku-xigeenadii hore iyo kuwa cusub waxuuna uga mahadceliyay sida sharafta badan oo ay xilalka ugu kala wareegeen.

Digreeto  Ka Soo baxday shalay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay Gudoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobalka Banaadir .

 

LEAVE A REPLY