Danjire Xuseen Xaaji Axmed oo la kulmay wasiirka arimaha gudaha ee Koonfurn...

Danjire Xuseen Xaaji Axmed oo la kulmay wasiirka arimaha gudaha ee Koonfurn Sudan

933
0
SHARE

Danjiraha dowlada Soomaaliya ee wadanka Koonfur Sudan mudane Xuseen
Xaji Axmed oo ay wehliyaan  Diblomasiyiinta Safaarada ayaa maanta
kulan la qaatay wasiirka arimaha gudaha wadankan Koonfur Sudan Michael
Chiangjiek Geay kaasi oo ay kawada hadleen arimo dhowr ah oo quseeya
jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool guud ahaan wadanka Koofur Sudan.

Waxaan inti kulanka uu socday la isla meel dhigay sidii looga hortigi
lahaa dadka tahriibka ah kuwaasi oo marin ka dhigteen wadankan iyo
sidii meel looga soo wada jeesan lahaa muqalisiinta wax tahriibiya.

Danjire Xuseen Xaji Axmed ayaa sheegay in kulamadan ay noqondoonaa mid
joogta ah waxa uuna intaasi raaciyay in ay ku dadaalayaan sidii loo
badbaadin lahaa dhalinyarada soomaaliyeed ee ku la’anaya saxaraha iyo

LEAVE A REPLY