Tartanka kubbadda gacanta degmooyinka oo soo gaaray wareegga siddeed dhammaadka

Tartanka kubbadda gacanta degmooyinka oo soo gaaray wareegga siddeed dhammaadka

898
0
SHARE

Muqdisho (SONNA) :- Guddiga cayaaraha maamulka gobalka Banaadir, ayaa soo saarray isku aadka wareegga siddeed dhammaadka ee tartanka kubbadda gacanta degmooyinka, cayaarahan ayaa waxa ay si xiiso leh uga socdeen garoonka Wiish ee ku yaallo degmada Cabdicasiis.

Waxaa soo gudbay Shangaani, Waberi, Hodan, Shibis, Warta Nabadda, Kaaraan, Howlwadaag iyo Cabdicasiis.

Kullanka ugu horreeyo maanta oo Jimco ah waxaa wadda qaadan doonno degmooyinka Shangaani iyo Warta Nabadda, waxanna gellinka dambe ee maanta ka dhici doontaa ciyaartan garoonka Wiish.

FG: Halkan hoose ka daallaco jadwalka cayaaraha.

LEAVE A REPLY