Dowladda Maraykanka oo tababarayaal Ciidan usoo dirtay Soomaaliya

Dowladda Maraykanka oo tababarayaal Ciidan usoo dirtay Soomaaliya

1058
0
SHARE

USA-(SONNA)-Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ayaa tababarayaal Ciidan usoo dirtay dhowaan Soomaaliya, si ay ugu qayb qaataan laylinta Ciidanka Xoogga Dalka.

Tababarayaal kooban ayaa Labadii Bishan yimid Magaalada Muqdisho, Sida laga soo xigtay Saraakiisha Maraykanka oo la hadlayay Idaacadda VOA-da.

Dowladda Maraykanka ayaa safka hore uga jirta Dalalka Soomaaliya siiya kaalmada Ciidan iyo tababarrada xagga Millateriga.

LEAVE A REPLY