Chelsea oo bartilmaameedkeedda ugu weyn ka dhigganeyso Sanchez

Chelsea oo bartilmaameedkeedda ugu weyn ka dhigganeyso Sanchez

384
0
SHARE

(SONNA) :- Kooxda Chelsea, ayaa qorsheyneyso inay si aragagax leh kusoo qaadato weeraryahanka Arsenal, marka uu dhammaado xilli ciyaareedkan.

28-sanno jirkaan ayaa weli diidan inuu saxiixo heshiis cusub, heshiiska uu ku joogo Emirates waxa uu dhacayaa dhammaadka xilli ciyaareedkan.

Sida uu daabacay wargeyska The Guardian, Sanchez ayaa bartilmaameed u noqday macallin Conte, waxanna hadda ay Chelsea isku dayeysaa inay wadaxaajood la yeellato wakiilka xiddiga.

Markii ugu dambeysay oo ay xiddigo kala iibsadaan Chelsea iyo Arsenal xilligaas oo aheyd 2006 uu Ashley Cole aaday Galbeedka London.

 

LEAVE A REPLY