Bam gacmeed lagu weeraray guriga nabadoon caan ka ahaa magaalada Jowhr.

Bam gacmeed lagu weeraray guriga nabadoon caan ka ahaa magaalada Jowhr.

862
0
SHARE
????????????????????????????????????

 

Bam gacmeed ayaa lagu weeraray xalay fiidkii guriga uu magaalada Jowhar ka dagan yahay nabadoon Shiiq Muuse oo ka mid ah nabadoonada caanka ka ah Magaalada Jowhar.

Bamgacmeedka ayaa Sababay dhimashada hal ruux iyo dhawaaca ruux kale oo ka tirsanaa ilaalada Nabadoonka la weeraray , waxaana marxuumka xalay geeriyooday saakay lagu aasaya magaalada Jowhar.

Weerarka kadib ayaa waxaa goobta soo gaaray ciidamadda amaanka ayagoo howlgalo halkaas ka fuliyey mana jirin cid loo soo qabtay weerarka.

Wixii warar ah ee kusoo kordho Howlgaladaas Dib ayaan idinkaaga soo gudbin doonaa insha allah.

LEAVE A REPLY