Markabkii dhawaan lagu afduubtay Xeebaha Puntland oo lasoo bandhigay “Sawiro”

Markabkii dhawaan lagu afduubtay Xeebaha Puntland oo lasoo bandhigay “Sawiro”

1062
0
SHARE

Dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta lagu soo bandhigay Markabkii ay qafaasheen koox la sheegay in ay ahaayeen burcad badeed balse markii dambe lagu guuleestay in laga sii daayo Markabkaasi.

Markabka Arra-13 ayaa dhawaan lagu qafaashay xeebta Caluula ee Puntland, waxaana markabkaasi qabsaday koox sheegtay iin ay doonayaan madax furasho,balse markii danbe waxuu soo galay markabka gacanta ciidamada maamulka puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/Xakiin Cumar Cameey oo goob joog ka ahaa halka lagu soo bandhigay Marakabkan ayaa ku amaanay ciidamada Badda Puntlnad gacantii ay ka geesteen sidii Markabkaasi loo sii deyn lahaa.



LEAVE A REPLY