Guddoomiyaha Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho

925
0
SHARE

Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Muuse Faki ayaa goor dhow soo gaaray  Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Moussa Faki Mahamat waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre iyo xubno ka socday AMISOM

Gudoomiyaha U jeedka uu u yimid  Muqdisho ayaa la xaqiijiyey in ay la xiriirto  Abaaraha ka jira Soomaaliya  iyo sidoo kale dardar Gelinta Howlgalka AMISOM.

Waxaa lagu Wadaa in uu la kulmo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

LEAVE A REPLY