Soomaali badan oo ku dhintay Gantaal lagu dhuftay Doon ay saarnaayeen

Soomaali badan oo ku dhintay Gantaal lagu dhuftay Doon ay saarnaayeen

746
0
SHARE

30-qof oo qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa la dilay markii diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ay ku weerartay doon ay saarnaayeen xeebaha dalka Yemen.

Sidoo kale waxaa duqaynta ku geeriyooday badmaaxiyiin u dhashay wadanka Yaman sida wararku ay sheegayaan.

 

Mucaaradka Xuutiyiinta Yemen ayaa ku eedeeyey isbaheysiga Sacuudiga uu hoggaamiyo inay fuliyeen weerarka.

Isbaheysiga Sacuudiga uu hoggaamiyo ayaa sidoo kale wali arintaan aanan war ka soo saarin.

LEAVE A REPLY