Kooxda Kubadda Cagta ee Ivory Coast oo laga ciribtiray Koobka Qaramada Afrika

Kooxda Kubadda Cagta ee Ivory Coast oo laga ciribtiray Koobka Qaramada Afrika

550
0
SHARE

Muqdisho(SONNA)—Kooxaha Kubadda Cagta ee Ivory Coast iyo Aljeeriya ayaa laga soo af-jaray tartanka Koobka Qaramada Qaaradda Afrika,kadib markii laga itaal roonaaday.
Kooxda Kubadda Cagta ee Ivery Coast ayaa haysata Koobka Horyaalada Kooxaha Qaaradda Afrika, taasoo waji gabax ku ah Kooxdaasi, wallow ay u ciyaaraan ciyaartooy can ka ah caalamka, hase ahaatee waa laga cirib tiray inay ka sii qeyb ahaato tartankaasi.
Waa kan sida ay u kala horreeryaan Kooxaha Wadamada Qaaradda Afrika ee ka qeybgalaya Koobka Wadamada Qaaradda Afrika:-
Group A.
1. Burkina Faso 3 1 2 0 4:2 5
2. Cameroon 3 1 2 0 3:2 5
3. Gabon 3 0 3 0 2:2 3
4. Guinea Bissau 3 0 1 2 2:5 1
#
Group B
1. Senegal 3 2 1 0 6:2 7
2. Tunisia 3 2 0 1 6:5 6
3. Algeria 3 0 2 1 5:6 2
4. Zimbabwe 3 0 1 2 4:8 1
#
Group C
1. D.R. Congo 3 2 1 0 6:3 7
2. Morocco 3 2 0 1 4:2 6
3. Ivory Coast 3 0 2 1 2:3 2
4. Togo 3 0 1 2 2:6 1
#
Group D
1. Ghana 2 2 0 0 2:0 6
2. Egypt 2 1 1 0 1:0 4
3. Mali 2 0 1 1 0:1 1
4. Uganda 2 0 0 2 0:2 0
Waxaana Warteegga 1-aad u soo baxay Wadamada Kala ah:-Burkino Faso, Camerun,Senegal,Tunisia,D.R.Cong,Marocco,Ghana iyo Masar.

LEAVE A REPLY