Daawo Video: Wax-qabadka wasaaradda Haweenka

Daawo Video: Wax-qabadka wasaaradda Haweenka

743
0
SHARE

MUQDISHO (SONNA) Agaasimaha guud ee wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka mudane C/qani Sheekh Cumar oo wareysi siiyay Telefishinka Qaranka “SNTV” ayaa ka warbixiyay waxqabadka wasaaraddaasi wixii ka dambeeyay markii uu la waraagay xilka agaasimaha guud ee wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo wareysiga oo muuqaal ah.

LEAVE A REPLY