Xildhibaanada Baarlamaanka JFS oo maanta yeelanaya kulan muhiim ah.

Xildhibaanada Baarlamaanka JFS oo maanta yeelanaya kulan muhiim ah.

1133
0
SHARE

Xildhibaannada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay kulankoodii caadiga ahaa  uu mar kale dib uga bilowdo Magaalada Muqdisho.

Kulanka maanta ayaa lagu wadaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed ay kaga dhawaaqaan djismaha iyo magacaabidda  Guddiga Qabanqaabada Doorashooyinka Guddoonka Golaha Shacabka.

Maalmaha soo soca ayaa la filayaa in Baarlamaanka soo maaliya uu yeesho guddoon cusub oo sii ambaqaada diyaarinta doorashooyinka madaxtinimo ee dalka.

LEAVE A REPLY