Xildhibaanada 2-da Aqal ee Baarlamaanka JFS oo maanta yeelanaya kulan

Xildhibaanada 2-da Aqal ee Baarlamaanka JFS oo maanta yeelanaya kulan

626
0
SHARE

Muqdisho(SONNA)–Xildhibaannada 2-da Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay kulan ku yeelan doonaan Magaalada Muqdisho.

Kulankooda ayaa lagu wadaa in ay uga hadli doonaan Shuruudaha Doorashada Guddoonka iyo Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2017-ka.

Wararka ku soo kordha ka daalaco web-ka sonna.so.

LEAVE A REPLY