Mo Farah:Mucjisada Rio de Jenero

Mo Farah:Mucjisada Rio de Jenero

2193
0
SHARE

Rio de Jenero (SONNA):–Mo farah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda soomaaliya,isla markaana haysta dhalashada wadanka ingiriiska ayaa mucjiso kale ka sameeyay ciyaaraha Olombikada ee ka socda dalka brazil,kadib markii uu mar labaad ku guulaystay orodka 5ta kun ee mitir.

Mo farah waxa uu maalmo ka hor ku guulaystay orodka 10ka kun ee mitir ee isla ciyaarahan Olombikada.

Guulahan is daba jooga ee mo farah ayaa aad looga soo dhaweeyay soomaaliya iyo wadanka ingiriiska, waxaana loo balan qaaday in uu heli doono darajo ay bixiso boqoradda ingiriiska ee qu,een .

LEAVE A REPLY